Muqdisho-(Ayaamaha)-Afar Xisbi Siyaasadeed oo kamid ah Xisbiyada dalka ka jira ayaa kulan deg deg ah  ku yeeshay Magaalada Muqdisho,iyagoona uga hadlay xaalada amnig ee dalka haatan ka jirta iyo gadoodkii ciidamada dowladda ay sameeyeen.

Xisbiyada Soomaaliya ee kala ah HIMILO QARAN, Ilays, UPD iyo Wadajir, ayaa qoraal wadajir ah kasoo saaray xaaladda amni ee Muqdisho iyo ciidamada gadooday.