(Manchester) 11 Feb 2019. Chelsea ayaa jab wayn iyo waji gabax kala soo tagtay gegada Etihad Stadium kaddib guul darro 6-0 ay kala soo kulmeen kooxda Manchester City.

Tababaraha uu durba Mustaqbalkiisa shakiga ku jiro ee Sarri ayaa ciyaarta kaddib iska indho tiray Salaan uu u soo taagay Pep Guardiola isagoona si huleel ah u abaaray Kanaalka looga duso garoonka.

DAAWO: