Guddiga Hirgelinta Doorashada Maamulka Koofur Galbeed ayaa sheegay in ay qabanayaan Doorashada shan kursi oo kamid ah Golaha Shacabka.
Shantan kursi ayaaa kamid ah 11 kursi oo horay loo shaaciyay kuwaa oo kala ah:
Hop184
HOP 085
HOP 156
HOP 176
HOP 046