Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynaha  Puntland Mudane Siciid Cabdulllahi Deni ayaa Xeer Madaxweyne Lr. 24, May, 12, 2019 Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) loogu magacabay Afhayeenka dowlad goboleedka Puntland Sida lagu sheegay wareegto kasoo baxday xaafiska madaxweynaha Maamulka Saciid Cabdhallahi Deni.

Markuu arkay: Dastuurka Dowladda Puntland

Markuu tixgeliyey: Aqoontiisa iyo khibraddiisa
shaqo

Waxuu Xeeriyey:

1. Waxaa Jaamac Yuusuf Jaamac (Dabaraani) loo magacaabay Afhayeenka Madaxtooyada Dowladda Puntland

2. Xeerkani wuxuu dhaqan gelayaa markuu Madaxweynuhu saxiixo, wuuna saxiixay Madaxweynuhu.