Muqdisho-(Ayaamaha)-Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Fadaraalaka Soomaaliya ayaa shaqo joojin ku sameeyay Sokor Jaamac, oo ahaa Agaasimihii guud ee. Wasaaradda difaaca dalka.

Xaafiiska Wasiirka gaashaandhigga Xassan Cali Maxamed Amardanbe oo warqad kasoo baxday lana ogeysiiyay Ra’isalwasaaraha Soomaaliya, iyo wasaaradda shaqada iyo Arimaha Bulshada ayaa lagu sheegay in shaqada looga joojiyay Sokor Jaamac Geyre.

Waxaa xilkaas si KMG ah loogu dhiibay Warsame Maxamed Xassan,waxaana isbeddelkan lagu sheegay mid ka soo baxay shirka Guddiga Amniga Qaranka.

Hoos ka akhriso warqadda.