Muqdisho-(Ayaamaha)-Wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare ayaa soo saartay Jadwalka Imtixaanka mideysan ee 2018-2019 kaasi oo lagu wado in ay u fariistaan Ardayda ka qalin jabinaysa Dugsiyada sare ee dalka.

“Dhamaan ardayda Fasaladda 12aad ee Dugsiga Sare ee Sanadkaan galidoona Imitixaanka Shahaadiga ah waxaan halkaan idin kula wadagaynaa jidwalka Imtixaanka 2018/19.” Ayaa lagu yiri qoraal kasoo baxay wasaaradda waxbarashada, Hidaha iyo Tacliinta sare.

Halkaan ka Akhriso Jadwalka Imtixaanka:-