War qoraal ah oo ka soo baxay wasaarada arimaha dibada ee xukuumadda Soomaaliya ayaa waxaa looga hadlay go’aankii ka soo baxay Dowladda Kenya.

Wasaarada arimaha dibada Soomaaliya ayaa sheegtay inay aad ugu walaacsan tahay Go’aanka xiriirka loogu jaray Dowladda Soomaaliya.

Wasaarada ayaa sheegtay nay aad ugu xuntahay in la soo ceyriyo Safiirka Soomaaliya u fadhiyay  Kenya.

Qoraalkan kasoo baxay wasaarada arimaha dibada ayaa sidoo kale loogu hadlay muran bada ee u dhexeeya Soomaaliya iyo Kenya