Muqdisho-Ayaamaha-Xildhibaanada Golaha Shacabka Baarlamaanka Federaalka Soomaaliya ayaa maanta waxaa ay yeelanaya kulankooda 15-aad ee kalfadhiga 5-aad.

Ajendaha kulanka ayaa waxaa uu ka kooban yahay ah 3 qodob.

1.U codeynta heshiiska caalamiga ah ee naafada.

2.Warbixinta Khasaarooyinka loo geystey shirkadaha Hormuud iyo Somtel.

3.Akhrinta labaad wax ka bedelka sharciga Saxaafadda