Muqdisho-Ayaamaha-Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Ducaale Geele Xaaf ayaa cambaareeyey Xildhibaanadii dhowaan lasoo magacaabay.

Madaxweynaha ayaa sheegay in lala xisaabtami doono Cidii Soo saartay Xildhibaanada.

War Saxaafadeed kasoo baxay Xafiiska Madaxweynaha Galmudug ayaa lagu sheegay in lala xisaabtami dooni cidii soo saartay Liiska xildhibaanada been abuurka ah ee shalay looga dhawaaqay Dhuusamareeb.