Kismaayo-(Ayaamaha)-Wasaaradda Waxbarashada dowlad goboleedka Jubbaland ayaa go,aan ka soo saartey Warqad horey uga soo baxdey Wasaaradda Waxbarashada dowladda Federaalaka Soomaaliya taas Ardeyda Dugsiyada Sare Waajib looga dhigeyay in ay galaan labo Imtixaan.

Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland ayaa ku baaqdey in dib loogu noqdo go,aanka maadaama aysan duruufta Ardeyga Soomaaliyeed aysan saamixi karin in uu galo Labo Imtixaan.

Hoos ka Akhriso Bayaanka ka soo baxey Wasaaradda Waxbarashada Jubbaland