Saraakiisha ugu sarsareysa howlgalka AMISOM ee Soomaliya ayaa isku raacay howlgallo ka dhan ah al-shabab oo loogu gogol xaarayo qorshaha kala guurka ee ku wareejinta Amniga ee ciidamada Soomaaliya, marka ay AMISOM dalkaasi ka baxdo.

Taliyeyaashan oo maalmihii la soo dhaafay uu shir uga socday Muqdisho ayaa maanta warsaxaafadeed soo saaray.