Arsene Wenger ayaa loo badinayaa inuu xilka macallinimo ee Milan qabto kadib markii uu aanta guuldaroola kulmay Gattuso oo ay Fiorantina ku garaacday garoonka San siro ciyaar ka dhacday.

Booska tababare gattuso ayaa mugdi ku jiray waxaana xaalka kusii xumeeyay guuldaradii uu sababteeda lahaa Federico Chiesa .

Sida ay warinayo Tuttomercatoweb, hadii aysan ilan guul ka helin kooxaha dib u dhaca ka baqana a eek ala ah Frosinone iyo SPAL, Gattuso waxaaala ceyrin doona ka hor sanadkan cusub.

Halyeeygi hore Arsenal Arsnel Wneger aya ugu cad cad, maadaama xilkakooxda kuso birayIvan Gazidis – oo horayArsenal ugala soo shaqeeyay Wenger.

Sidoo kale waxaa macquul ah inuu Milan qabto haddii aysan Wenger qaadan Roberto Donadoni oo isaga tagay kooxda Balogna.

Milan ayaa halkgan ugu jirta sidii ay uga mid noqon lahayd afarta ugu saraysa horyaalka si ay Champions League ugu soo baxdo, maadaama ay isaga soo hartay koobka Uefa Ueropa League.