25.2 C
Mogadishu

Hanad Abdi Nor

11 POSTS0 COMMENTS
http://www.ayaamaha.com

Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed oo ka hadlay Dilka labo caruur ah.

ayaamaha -muqdisho -Afhayeenka Ciidanka Booliska Soomaaliyeed Gashaanle Cabdifitaax Aadan Xasan ayaa  ka warbixiyay  dhacdo lagu dilay laba Carruur Walaalo ah oo ka dhacday Aaga...

Mudaaharaad lagaga soo horjeedo afgambiga Myanmar oo ka socda Dalkaasi.

Ciidamada amaanka Myanmar ayaa gaari ku jiiray dad dhigayay  dibadbax balaaran oo looga soo horjeedo afgambiga oo ka dhacay  Dalkaasi Myanmar, sida ay sheegeen...

Muqdisho Fal-argagax leh nin naagta uu qabay udilay 25 dollar oo kaliya, subxanallah.

Ninka dilka u geystay xaaskiisa oo lagu magacaabo Maxamed Shamsi Muumin ayaa waxaa la sheegay inuu xaaskiisa uu qabay u dilay lacag 25 Dollar...

Shirka midowga musharaxiinta mucaaradka oo galay malinkii labaad iyo go’aano culus oo ay gaari doonan.

muqdisho-ayaamaha-Waxaa Maalinta labaad  galay shirka midowga musharaxiinta mucaaradka, kaasi oo ay uga arinsanayaan jahwareerka ka taagan doorshada golaha shacabka ee BFS. Mucaaradka ayaa sidoo kale...

Xiisad xoogan oo ka tagaan magaaladda Boosaaso.

BOOSAASO;-ayaamaha- Ciidamada ammaanka maamulka putland  ayaa saaka lagu arkayaa waddooyinka halbowlaha ee magaalada iyaga oo baadhitaanno badan samaynaya, Waxa ay si gaar ah uhubinayaan gadiidka...

Wasiirka Arrimaha Dibadda oo qaabilay Safiirka Shiinaha ee Soomaaliya  iyaga oo ka…..

Muqdisho, Ayaamaha. Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta ku qaabilay Muqdisho Danjiraha Jamhuuriyadda Shacbiga Shiinaha u qaabilsan Jamhuuriyadda...

Aby Axmed oo ku dhawaaqay in uu xirayo Dugsiyada Sare .

Madaxda Sare ee dalka Itoobiya ayaa xiray dhammaan dugsiyada sare ee ku yaalla dhamamaan ismaamulada iyo caasimada Dalkaasi itoobiya. Dowladda ayaa ku sheegtay sababta in...

Xiisad xoogan oo ka tagan magaalada boosaaso, iyo xaaladda oo cakiran.

Boosaaso-ayaamaha -Ciidamada Dowlad gobolledka  Puntland Ayaa Saaka waa berigii  isku Fidiyay Xaafadda Ridwaan oo ka tirsan Magaalada Bosaaso halkaas  oo uu Ku yaalo Fariisinka...

Maxkmadda Somaliland oo xukun  ku ridday afar askari oo kufsi geeystay.

Hargeysa-ayaamaha-Maxkamadda ciidan oo ku taal Somaliland ayaa maanta soo gaba-gabeysay dhageysiga dacwad loo heestay afar askari oo ka tirsan ciidamada Booliska maamulkaasi kuwaas oo...

Midowga Yurub ayaa  soo jeedinayaa in dib loo dhigo xuquuqda magangalyada dadka ka imaanaya Belarus.

Ayaamaha-Belarus- Madaxa fulinta ee Midowga Yurub ayaa soo jeediyay in dalalka xubnaha ka ah ee xuduudka la leh Belarus loo ogolaado in ay maareeyaan...

TOP AUTHORS

38 POSTS0 COMMENTS
58 POSTS0 COMMENTS
17 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Dowladda Soomaaliya oo war kasoo saartay Kalluumeysiga Sharci darada ah

Wasaaradda Kalluumeysiga iyo Kheyraadka Badda DFS, ayaa soo saartay bayaan ku saabsan ilaalinta kheyraadka nool ee badaheenna ku jira. Wasaaradda oo ka masuul ah khayraadka...

Howlgalka ATMIS oo markii ugu horreysay qirtay awooda ciidanka Soomaaliyeed

MUQDISHO-AYAAMAHA-Howlgalka nabad ilaalinta Midowga Afrika ee Soomaaliya, ATMIS, ayaa ciidamada qalabka sida ee Soomaaliya ku bogaadiyay guulaha ay kasoo hoyeen howlgallada amni ee Shabaab...

Guddoomiyaha Golaha Shacabka oo daah furay shirka Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka Baarlamaanka Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Sheikh Adan Mohamed Nur Madobe ayaa maanta daah-furay Barnaamijka Mideysan ee Xuquuqda Aadanaha Soomaaliya oo ay...

Payday Online Loan – Eligibility

Then you can get quotes for the website. Select a firm near your home of work or residence and then contact them personally or...