25.2 C
Mogadishu

Salaad Shire Axmed

64 POSTS0 COMMENTS
http://www.ayaamaha.com

Dowlada Federaalka Soomaaliya oo faah faahin ka bixisay Qaaraanka ay ku leeyahay Qaramada Midoobay

NEW YOR-AYAAMAHA-Xilli dhawaan Qaraamada Midoobay ay shaacisay in dalal ay kamid tahay Soomaaliya bixin qaraanka Qaraamada Midoobay ayaa waxaa hadalkaas faah faahin ka bixisay...

Galmudug Oo Shaaciyay Doorashada Kuraastii ugu badneyd.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga hirgelinta doorashada dowlad Goboleedka Galmudug ayaa Goordhow oo Caawa ah shaaciyay qabashada doorashada kuraas farabadan oo ka tirsan Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee...

Axmed Karaash oo Saraakiisha Ciidamada Madaxtooyada kala hadlay Xoojinta Amniga

MUQDISHU-AYAAMAHA-Madaxwene ku-xigeenka Dowlad Goboleed Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa maanta Kulan la qaatay Saraakiisha Amniga Madaxtooyada Puntland ee Magaalada Garoowe. Shirkan ayaa looga hadlay...

Qodobo Muhiim ah oo ay ka wada hadleen Sheekh Shariif iyo Mrs Bergithe Rognlie

MUQDISHU-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Midowga Musharrixiinta ahna Madaxweynihi hore ee dalka  Shariif Sheekh Axmed ayaa kulan gaar ah uu la yeeshay Safiirka dowladda Norway u jooga Somalia...

Qaramada Midoobay Oo Dalab Cusub Hordhigtay Madaxda Soomaalida

Qaramada Midoobay ayaa War kasoo saartay heshiiskii shalay Golaha Wadatashiga Qaran ku gaareen Magaalada Muqdisho, kadib Shir Caasimadda uga socday 6 maalmood oo ay...

Golaha Wadatashiga Qaran oo Shir la leh Midowga Murashaxiinta Madaxweynaha Soomaaliya

MUQDISHU-AYAAMAHA-Weli waxaa Magaalada Muqdisho ka socda Shirka Golaha wadatashiga Qaran ee doorashooyinka, kaas oo galay Maalintii lixaad lana filayo in dhawaan la soo geba-gabeeyo. Shirka...

Wasiiro Cusub Uu Magacaabay Madaxweynaha Puntland Oo Maanta La Dhaariyey.

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweyne Ku-xigeenka Puntland Axmed Cilmi Cismaan Karaash, ayaa goobjoog ka noqday dhaarinta Wasiiro iyo Wasiiro ku-xigeeno uu dhowaan Madaxweynaha Puntland magacaabay oo maanta si...

Isfaham hordhac ah oo laga gaaray khilaafkii Maamulka Puntland & PSF

GAROOWE-AYAAMAHA-Waxaa lagu wadaa in dhawaan la shaaciyo xal laga gaaray khilaafkii gacan ka hadalka sababay ee u dhaxeeyay Xukuumadda Puntland ee uu hoggaamiyo Saciid...

Soomaaliya & Itoobiya oo ka wada hadlay la dagaalanka Al-Shabaab

Wasiirka Wasaaradda Gaashaandhigga Xukuumadda Soomaaliya Cabduqaadir Maxamed Nuur Jaamac ayaa kulan miro dhal ah la yeeshey wafdi uu hoggaaminaayo u-qeybsanaha Ciidamada Safaaradda Itoobiya ee...

Booliska Soomaaliya Oo Gacanta Ku Dhigay Guri Ku Yaalla Muqdisho Oo Lagu Beeray Xashiish

ooliska oo gacanta ku dhigay Guri ku yaalla Muqdisho oo lagu beeray Xashiish Ciidanka Booliska dowladda Federaalka gaar ahaan kuwa Saldhiga Saldhiga degmada Howlwadaag ee...

TOP AUTHORS

38 POSTS0 COMMENTS
58 POSTS0 COMMENTS
17 POSTS0 COMMENTS
- Advertisment -

Most Read

Wararkii ugu dambeeyey khasaaro ka dhashay qaraxii Muqdisho iyo Al-Shabaab oo sheegatay.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa ka dhacay Muqdisho ayaa ahaa mid khasaaro badan dhaliyay waxaana la xaqiijiyay in 4 Qof ay dhinteen, halka ku dhawaad 10 kalana wey...

Falcelin la yaab leh oo ka dhashay safiirka cusub ee Sacuudiga usoo magacaawday Soomaaliya..

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasaaradda Arrimaha Dibadda ayaa barteeda Facebook ku baahisay sawirada Wasiir Cabdisaciid Muuse Cali oo nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomaya safiirka...

Sucuudiga oo Safiirka Cusub usoo magacaawday Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga ah, Mudane Cabdisaciid Muuse Cali, ayaa maanta nuqul ka mid ah warqadaha aqoonsiga danjirenimo ka guddoomay safiirka cusub...

Guddiga xalinta khilaafadka doorashooyinka oo Gudoomiye dooranaya

MUQDOSHO-AYAAMAHA-Guddoomiye ku xigeenka Guddiga Xallinta Khilaafaadka Doorashooyinka Heer Federaal Maxamed Ibraahim Barre ayaa magacaabay guddiga qaban qaabada doorashada guddoomiyaha Guddigaas. Guddiga qabanqaabada doorashada guddoomiyaha guddiga...