Wednesday, June 19, 2019
Home Authors Posts by Webmaster Ayaamaha

Webmaster Ayaamaha

52 POSTS 0 COMMENTS

Yugaandha oo ka hadashay Askari Dalkeeda u dhashay oo isku dilay...

Muqdisho-(Ayaamaha)-Richard Karemire Afhayeenka Ciidamada difaaca Yugaandha oo la hadlay shabakadda wararka ee Edge.ug ayaa sheegay in falkii dhowaan ka dhacay xarunta Xalane ee Muqdisho...

Bandhiga wax soo saarka oo lagu soo gabogabeeyay Muqdisho+Sawirro

Muqdisho-(Ayaamaha)-Waxaa Magaalada Muqdisho lagu soo gabagabeeyay Bandhigga wax soo saarka Dalka, waxaana intii uu socday looga dooday caqabadaha ku hor gudban, fursadaha horyaalla iyo...

Wasaaradda warfaafinta oo ammaro dul dhigtay Dugsiyada Soomaaliya (Akhriso)

Muqdisho-(Ayaamaha)-Warqad Maanta oo Axad ah kasoo baxday Xafiiska Wasiirka Waxbarshada hiddaha iyo tacliinta sare ee Soomaaliya, C/llaahi Goodax Barre ayaa lagu faray ay bahda...

Sarkaal ka tirsanaa Boliiska Soomaaliland oo Dhagax lagu dilay (Sababta Akhriso)

Burco-(Ayaamaha)-Keyse Maxamed Cawaale, oo ka tirsanaa Saraakiisha Ciidanka Boliiska Gobolka Togdheer ee Soomaaliland, ayaa meydkiisa laga helay Saakay degaanka Fiqi Ayuub, oo dhanka Waqooyi...

Soomaaliya iyo Shiinaha oo samaynaya iskaashi cusub (Muxuu yahay: Akhriso)

Muqdisho-(Ayaamaha)-Wasiirka Arrimaha Dibadda iyo Iskaashiga Caalamiga, Danjire; Axmed Ciise Cawad, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay Safiirka Jamhuuriyadda Shacbiga China u jooga Soomaaliya, Qin Jian. Labada mas'uul...

Ra’iisul wasaare Kheyre oo QM ka codsady in ay xoojiso dedaalkeeda...

Muqdisho-(Ayaamaha)-Ra’iisul Wasaaraha Soomaaliya, Xasan Cali Khayre, ayaa Xafiiskiisa ku qaabbilay kaaliyaha xoghayaha guud ee Qaramada Midoobay u qaabisha arrimaha Afrika, Bintou Keita. Ra’iisul Wasaare Xasan...

Maraykanka oo sheegay in ay Soomaaliya ka jirto rajo wanaagsan

Muqdisho-(Ayaamaha)-Safiirka Maraykanka u fadhiya Soomaaliya, Donald Yamamoto ayaa sheegay in ay Dalka Soomaaliya ka jiraan dhibaatooyin xagga abaaraha ah, taas oo ah mid aad...

Maamulka Shabeellada hoose oo wado dedaallo lagu furayo Waddooyinkii ay Al-shabaab...

Marko-(Ayaamaha)-Guddoomiyaha Gobolka Shabeellada hoose, Ibraahim Aaden Cali (Najax) iyo mas’uuliyiin uu hoggaaminayo,ayaa waxay Saacadihihii lasoo dhaafay kormeer shaqo ku kala bixiyeen degaanka Shalaanbood iyo...

Al-Shabaab oo sheegatay dilka Sarkaalkii Dadka loo xasuuqay ee Koofurta Gaalkacyo

Muqdisho-(Ayaamaha)-Ururka A-Shabaab ayaa sheegtay mas’uuliyadda dil Xalay Koonfurta magaalada Gaalkacyo loogu geestay Sargaal katirsanaa Ciidanka Nabad sugidda maamulka Galmudug. War kasoo baxay Al-Shabaab ayaa lagu...

Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Dalka oo furay shirka qurba-joogta +Sawirro

Istambul-(Ayaamaha)-Ra’iisul Wasaare ku-xigeenka Soomaaliya  mudane; Mahdi Maxamed Guuleed (Khadar), ayaa maanta si rasmi ah u furay shirka qurba-joogta Soomaaliyeed oo ka dhacaya Magaalada Istaanbuul...

NEWS IN ENGLISH

XULASHO

Yugaandha oo ka hadashay Askari Dalkeeda u dhashay oo isku dilay...

Muqdisho-(Ayaamaha)-Richard Karemire Afhayeenka Ciidamada difaaca Yugaandha oo la hadlay shabakadda wararka ee Edge.ug ayaa sheegay in falkii dhowaan ka dhacay xarunta Xalane ee Muqdisho...

MAQAALLADA

Madaxweyne Farmaajo oo la kulmay Danjire Francisco Madeira

Muqdisho-(Ayaamaha)-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya , Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, ayaa la kulmay wakiilka gaarka ah ee Midowga Afrika u qaabilsan Soomaaliya, ahna Madaxa howlgalka AMISOM...
error: Content is protected !!