Muqdisho-Ayaamaha-Qoraal kasoo baxay Xafiiska Guddoomiye ku-xigeenka Bangiga dhexe ee Soomaaliya Maryam Cabdullaahi Yuusuf ayaa waxaa Bankiyada Ganacsi ee gaarka loo leeyahay lagu amray inay xiraan dhammaan Xisaabaadka Ganacsatada Iibisa lacagaha qalaad ee Suuqyada Caalamka ee Forex Trading.

Sidoo kale Qoraalka Maamulka Bangiga dhexe ayaa waxaa Bankiyada Ganacsi ee gaarka loo leeyahay lagu faray inay fuliyaan amarka kasoo baxay Bangiga dhexe ee dalka.

Hoos ka Akhriso Qoraalka Bangiga dhexe ee Soomaaliya.