Waxgarad iyo Odayaasha dhaqanka beesha u kasoo Mukhtaar Roobow oo kulan ku yeeshay magaalada Baydhabo ayaa war kasoo saaray xariga Robow oo kor u dhaafay mudo laba bilood ah kadib xiligii doorashada oo laga qabtay Baydhabo isla markaan loo warejiyay xabsi ku yaala magaalada Moqdisho.
Odayaashan kulanka isugu yimid ayaa kahadlay in madaxweyne farmaajo u balan ka qaaday sii deynta Mukhtaar Roobow balse uga baxay iyaguna ay go’aan ka qaadan doonaan dowladda oo hogaamiyo Farmaajo waxii ka dhashay xariga Roobowna wax laga weydiin doonin, iyago tagaero u fidiyay durba maamulka Axmed Madoobe.