Victoria harbour of Hong Kong at sunset.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Caasimada dalka Shiinaha ee Bayjiin ayaa bandaw lagu so rogay kadib markii lagu arkay dad qaba xanuunka saf mareenka ah ee Karoona.

6 kiis oo xanuunka Karoona ah laga helay magaalada Bayjiin taasna waxat keentay in la xiro dhawr degmo oo caasimada ku yaala.

Illaa 13 xaafadood oo ka tirsan degmada ku taala koofurta Bayjiin ee Fengati ayaa la bandaw laga dhigay waxaana xaafaddaas ku yaala suuq hilbaha lagu iibiyo.

Shiinaha waa halkii uu kasoo bilowday xanuunkaan Karoona dhamaadka sanadkii hore ee 2019.