Muqdisho-Ayaamaha-Duleedka Magaalada Muqdisho ee Caasimada Soomaaliya ayaa toddobaadkan gudihiisa la sheegay inay gaajo darteed ugu geeriyootay Saddex caruur ah oo ay labo mataanno yihiin.

Ehellada caruurtan ayaa VOA u sheegay in caruurtan ayaydood oo daryeeli jirtay ay ku dhimmatay qaraxii ka dhacay ex-koontarool.

Hoos ka dhagayso.