28.9 C
Mogadishu

Wararka

Ururka Ikhwaanul Muslimiin ee Masar oo laba garab u kala jabay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa sii xoogaysanaya xiisadda ka dhex aloosantay sanadihii ugu dambeeyay kooxo ka wada tirsan ururka Ikhwaanul Muslimiin oo ku kala sugan Istanbul iyo London,...

Ciidamo horleh oo katirsan GorGor oo galabta ka dagay Dhuusamareeb.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Magaalada Dhuusamareeb ee caasimada Galmudug waxaa laga dareemayaa saansaan dagaal iyo abaabul ciidan, kuwaas oo ku wajahan Magaalada Guriceel oo Gobolka Galgaduud halkaas oo...

DEG DEG:- Qarax lagu weeraray Xarunta Maamulka gobolka Banaadir.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax xoogan ayaa waxaa laga maqlay qeybo badan oo kamid ah Magaalada Muqdisho, waxaana la sheegay in qaraxa lagu weraray Xarunta Maamulka Gobolka...

Farmaajo oo beeniyey arrin lagu faafiyey baraha Bulshada.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Maalmihii la soo dhaafay ayaa waxaa aad Baraha Bulshada loogu hadal haayay in dowladda Turkiga ay Soomaaliya siisay diyaarado nooca aan duuliyo laheyn ama...

Duqayn lagu dilay ciidamo ka tirsan Alshabaab

MUQDISHO_AYAAMAHA-War saxaafadeed ka soo baxay taliska ciidamada maraykanka ee qaaradda Africa ee loo yaqaano Africom ayaa lagu sheegay in duqeyn xagga cirka ah oo...

Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Oo Soo Gaaray Magaalada Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Axmed madoobe ayaa soo gaaray Magaalada Muqdisho ee Caasimadda Soomaaliya, waxaana si weyn loogu soo dhaweeyay garoonka diyaaradaha...
AMISOM DIL TOOGASHO LAGU XUKUMAY

AMISOM oo diiday warkii dowladda iyo qiyaanada xukunkii dilka ahaa ee lagu riday Askartooda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Warsaxaafadeed kaso baxay Taliska Midowga africa qeybtiisa Soomaaliya gaar ahaan howlgalka AMISOM ayaa lagu sheegay in fulinta xukunkii jimcihii lagu riday askar & saraakiil...

Wax ka ogow afarta janan ee Ruushka “looga dilay” dagaalka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine, Volodymyr Zelensky, ayaa sheegay in ciidamadiisa ay dagaal ku dileen jenaraal kale oo Ruush ah. Ma uusan sheegin magaca jananka, hase yeeshee...

Taliska CXDS oo ugu baaqay shacabka ka fogaanshaha goobaha ay Alshabaab ku suganyihiin

MUQDISHO_AYAAMAHA- Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa dadka rayidka ugu baaqay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihin dagaalameyaal Al-shabaab, si ay uga...

Puntland Oo Garoonka Diyaaradaha Boosaaso U Fasaxday Duulimaadyada Caalamiga Ah

BOOSAASO-AYAAMAHA-Dowlad Goboleedka Puntland ayaa shaaca ka qaaday in Garoonka diyaaradaha Magaalada Boosaaso ee Xarunta Gobolka Bari ay kusoo kordhisay duulimaad caalami ah oo halkaas...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan