28.7 C
Mogadishu

Wararka

Dowladda soomaalia oo sheegtay in howlgal gaar ah lagu dilay 30 katirsan Al-Shabaab

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidanka xoogga dalka Soomaaliyeed ayaa saakay hawlgal qorshaysan ka fuliyay deegaanka Ceel-qurac oo ku yaalla xadka u dhaxeeya Goballada Galguduud iyo Shabeelaha dhexe. Taliyaha guutada...

Maxaa looga hadlay shirkii deg degga ahaa Golaha Wasiirada Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka, Hamza Abdi Barre ayaa xalay shir guddoomiyay shir deg deg ah oo ay yeesheen Golaha Wasiirada Xukuumadda Federaalka Soomaaliya. Shirka ayaa...

Abaar aan horey loo arag oo laga soo sheegayo galbeedka Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Abaar aan hore loo arag ayaa laga soo sheegayaa galbeedka Mareykanka, waxaana tiro meydad ah lagu arkay harooyinka halkaas ku yaalla oo biyahoodu uu...

Puntland oo la wareegtay saldhig muhiim u ahaa Al shabaab.

GAROWE-AYAAMAHA-Wararka laga helayo Gobalka Bari ayaa sheegaya in ciidamada difaaca maamul goboleedka Puntland iney la wareegeen saldhigyo ay Al shabaab ka soo abaabuli jireen...

Saraakiisha Ciidanka Xoogga Oo Ku Dhawaaqay Dagaal Ka Dhan Ah Al-Shabaab

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Taliyaha qeybta 27-aad ee ciidanka xooga dalka Jeneraal Axmed Maxamed Calasow Tareedisho ayaa degmada Buulaburde ee Gobalka Hiiraan. Taliyaha oo halkaas kula kulmay saraakiisha kale...

Banaanbax ka dhan ah Lacagta loo uruurinayo Farmaajo oo laga abaabulayo Muqdisho

MUQDSHO-AYAAMAHA-Iyadoo baraha bulshada aad loo hadal hayo lacagta loo uruurinayo madaxweyne hore maxamed cabdullaahi Farmaajo ayaa hadana waxaa sii kordhaya dadka ka fal celinaya...

Maxaa looga hadlay kulankii Guddoomiyaha Golaha Shacabka iyo u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Golaha Shacabka BJFS mudane Sheekh Aadan Maxamed Nuur (Madoobe) ayaa kulan la qaatay wafdi ay hoggaaminayso u qaabilsanaha Midowga Yurub arrimaha geeska Africa...

Ciidamada dowladda oo dagaal kula wareegay degaano katirsan gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka Soomaaliyeed gaar ahaan kuwa qeybta 27aad, Ciidamada kumaandooska DANAB iyo kuwa dadka degaanka ee huba qaatay ayaa saacadihii la soo dhaafay...

Qiimeynta sugida amniga doorashooyinka oo ka socota Baraawe

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saraakiil sar sare oo ka tirsan ciidamada Milateriga iyo Booliska Midowga Afrika ee AMISOM ayaa booqday Ciidamada AMISOM ee ku sugan magaalada Baraawe ee...

Madaxwayne ku xigeenka Jubbaland & Midowga Afrika oo ka wada hadlay Arrimaha doorashada

Muqdisho-Ayaamaha-Madaxwayne ku xigeenka koobaad ee dawlad goboleedka Jubbaland Maxamuud Sayid Aadan ayaa kulan is xog waraysi ah oo aaladda fogaan araga loo adeegsanayo la...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan