27.9 C
Mogadishu

Wararka

Khilaafka Soomaaliya iyo Kenya oo waji kale yeeshay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Urur Goboleedka IGAD ayaa sheegay in 20-ka Bishan Diiseembar uu shir ku qaban doono dalka Djibouti, balse faah-faahin dheeraad ah kama aysan bixin inkastoo...

Muxu yahay qorshaha Itoobiya billawday ee dib loogu dooranayo  Farmaajo?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Safiirka Itoobiya ufadhiya Soomaaliya danjire Cabdifataax Sheekh Cabdullaahi iyo wafdi uu hogaaminayey ayaa waxay maanta gaareen Magaalada Baydhabo Ee Gobolka Bay. Madaxweynaha Koonfur Galbeed C/casiis...

Ciidamo Booliska AMISOM ah oo gaaray degmada Garbahaareey

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa Maanta degmada Garbahaareey oo ah Xarunta Gobolka Gedo ka degtay diyaarad siday Saraakiil iyo Ciidamo ka tirsan Booliska AMISOM oo ka ambabaxay Magaalada...

Wararkii ugu dambeeyey howlgal gaar ah oo laga fuliyay Gobolka Shabeellada Dhexe.

JOWHAR-AYAAMAHA-Howlgalkaan oo Ciidanka xoogga dalka , gaar ahaan guutada seddexaad ee qaybta 27aad ee xoogga dalka ay ka sameeyeen  inta u dhaxeyso Degmooyinka Jowhar...

Wasiirka gaashaandhiga oo shir albaabada uxiran la yeeshay saraakiil Mareykan ah

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaadhigga XFS mudane Cabduqaadir Maxamed Nuur (Jaamac) ayaa kulan la qaatay ku-simaha Safaaradda Mareykanka Colleen Crenwelge iyo saraakiil kale oo tirsan Safaaradda Mareykanka...

Ma guuleysan doonaa isbaheysiga cusub ee uu Farmaajo dhisayo

MUQDISHU-AYAAMAHA- Danjire Maxamed Caalim oo kamid ah dadka ka faallooda siyaasadda arrimaha Soomaaliya ayaa ka hadlay qorshaha laga damacsan yahay shirka ka dhacaya Baydhabo...

Wararkii ugu dambeeyey doorasho adag oo maanta ka dhacaysa Jowhar

JOWHAR-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Hirshabeelle ayaa shahaadadii Murashaxnimo waxa uu gudoonsiiyay lix murashax oo mid ka mid ah ay tahay dumar oo ku tartamaya kursiga tirsigiisu...

Mahad Salaad Oo Shaki Geliyey Inay Soomali Yihiin Ciidamadii Shalay Laga Dejiyey Gedo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhiban Mahad Salaad oo kamid ah Xildhibaannada Golaha Shacabka ee mucaaradsan dowladda uu hoggaamiyo madaxweyne Farmaajo ayaa shaki geliyay inay Soomali yihiin Ciidamadii shalay...

Beesha Caalamka oo soo jeedisay in si deg deg ah loo qabto hanaanka doorashada...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Saaxiibada Beesha Caalamka  ee Soomaaliya ayaa soo dhaweeyay shirweynaha Dowladda Federaaalka Soomaaliya – Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalka (DFS-DXDF) ee guusha ku soo...

Taalibaan oo meydadka dad ay dileen ku soo bandhigay wiish korkiisa.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Kooxda Taalibaan ayaa meydadka dad ay dileen soo suray wiish la soo dhigay barxadda magaalada Herat ee dalka Afghanistan, halkaas oo boqolaal dad ah...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan