28.6 C
Mogadishu

Wararka

Beesha Caalamka oo war cusub kasoo saartay khilaafka Farmaajo iyo Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wakiilada Beesha Caalamka ayaa war kasoo saartay khilaafka Madaxweyne Farmaajo iyo Ra'iisulwasaare Rooble, ayagoo ku booriyay in la xaliyo muranka siyaasadeed ee u dhaxeeya...

Maxaa lagu xushay gabadha ugu quruxda badan Soomaaliya?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Waxaa magaalada Muqdisho lagu qabtay tartan loollan qurux ah oo u dhaxeeya gabdhaha Soomaaliyeed ee daneynaya munaasabaddaas, kaasoo ay martigalisay shirkadda Quman Fashion Show. Saddex...

Axmed Madoobe oo hay,addaha gargaarka kala hadlay gurmadka Abaaraha

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha  maamulka Jubaland mudane Mudane Axmed Maxamed Islaam ayaa la kulmay wakiilada hay’adaha kala duwan ee ka howlagala deegaanada Jubaland Kulankan waxaa diiradda lagu saarayey...

Rooble oo Xubno ka tirsan Beesha Caalamka kala hadlay Arrimaha doorashooyinka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha xukumadda Federaalka Soomaaliya ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ayaa Maanta xafiiskiisa kulan kula qaatay Wakiilka Midowga Yurub ee Soomaaliya Nicolas Berlanga. Kulanka dhexmaray...

Maxaad ka ogtahay cunooyinka marka la isku daro sunta noqon kara?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qof kasta oo bini aadam ah wuxuu haystaa wuxuu Eebbe siiyay. Maalin kasta oo qof go'aansado inuu wax cuno waxaa laga yaabaa inuu sun...

Maxaa keenay in Danjire Tarsan uu isaga baxo kulan Madaxweynaha Kenya ku marti qaaday ...

NAIROBI-AYAAMAHA-Danjire Maxamuud Axmed Nuur Tarsan, safiirka Soomaaliya ee Kenya ayaa ka baxay Kulanka kagadaal markii Dawladda Kenya kulanka kucasuuntay xubno kasocda Somaliland, gaar ahaana...

Derbi Ku Dumay Doomo Marayey Haro Biyood Iyo Khasaaro Ka Dhashay

Roobab ka da’ay koonfur Bari dalka Brazil ayaa sababay khasaare dhimasho ka dib markii darbi kusoo dumay doomo marayey haro biyood ku taal goobta...

Faah Faahino Kasoo Baxaya Qaraxii Saaka Muqdisho Kadhacay

Muqdisho Aaamaha: Warar dheeraad ah ayaa ka soo baxaya in qarax miino oo saakay ciidamo ka tirsan kuwa asluubta soomaaliya lagula eegtay meel u...

Shidaal qodista Soomaaliya oo la billaabay iyo Dad si qaarsi ah loo siiyey qandaraaska

Xog gaar ah oo la helay ayaa waxay sheegeysaa in si tartiib ah loo billaabay qodista shidaalka Soomaaliya,iyadoo shirkado gaar ah lasiiyey Qandaraaska,xilli hore...

Xasan Sheekh iyo C/kiriin Guuleed oo ka hadlay go’aankii R/wasaare Rooble

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Xasan Sheekh Maxamuud ayaa Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka ee xilgaarsiinta Maxamed Xuseen Rooble ku boggaadiyey dadaallada uu ku xaqiijinayo qabsoomidda...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan