28.5 C
Mogadishu

Wararka

Waqtiga ay dhacayaan doorashooyinka Madaxweynaha Somaliland & tan Xisbiyada oo la shaaciyay

HARGAYSA-AYAAMAHA- Gudiga Doorashooyinka Soomaaliland ayaa ku dhawaaqay in Bisha December ee Sanadkan la qaban doono Doorashada Xisbiyada Siyaasada si loo helo Sadex Xisbi taasi...

Waxyaabaha la yaabka leh ee lagu arkay Golaha Wasiirada cusub

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaraaha Soomaaliya Xamza Cabdi Barre ayaa ku dhowaaqay golihiisa wasiirada cusub ee muddada la sugayey, waxaana ka muuqdo isbeddelo cusub. Golaha cusub oo uu...

Muxuu Madaxweyne Farmaajo Kayiri Weerarkii Lagu Hoobtay ee Gaalkacyo.

Madaxweynaha dowladda Federaalka Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo ayaa tacsi diray qoysaska, ehelada shacabka iyo Saraakiisha Soomaaliyeed ee ku naf waayey qarixii ka dhacay magaalada...

Saciid Deni oo sharuud hordhigay madaxweyne Xasan Sheekh

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Jamhuuriyadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xasan Sheekh Maxamuud iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa si diirran waxaa ugu soo dhoweeyey garoonka diyaaradaha ee magaalada Garoowe,...

Wafdi xal raadin ah oo Maanta ku wajahan degmada Buulo-Burde

Wasiir ku-xigeenka Wasaaradda Xanaanada Xoolaha dowlad Goboleedka Hirshabeelle Xildhibaan Xasan Cali Cabdulle iyo wafdi uu hoggaaminayo ayaa Maanta waxaa ay ku wajahan yihiin degmada...

NISA oo burburisay amarkii RW Rooble iyo dad ka dhoofi rabay garoonka Aadan Cadde...

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyahii hore ee gobolka Gedo, Cusmaan Nuur Xaaji Macalimow ayaa sheegay in hay’adda nabad sugida ka hor-istaagtay in uu ka dhoofo garoonka Aadan Cadde...

DEG DGE:- Qarax Khasaaro geystyey oo ka dhacay Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Jugta qarax culus ayaa laga qeybo kamid ah degmoyinka Gobolka Banaadir, gaar ahaan Degmada Wadajir. Qaraxaan ayaa ka dhacay Warshada Nacnac ee ku taala Degmada...

Taliyaha Booliska Soomaaliya oo qariyey xogta saxda ee khasaaraha weerarkii Hotel Xayaat.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dawlada Soomaaliya ayaa ku dhawaaqday inay maanta oo axad aheyd soo afjartay 30 saac kabadan oo ay koox katirsan Al Shabaab ka dhex dagaalamayeen...

Qarax lagu dilay ‘Macalin’ oo ka dhacay Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Qaraxa oo ahaa miino ayaa la sheegay in uu dhacay ka dib markii uu gudbay gaari ay saarnaayeen ciidanka dowladda, waxaana uu qabsaday mooto...

Qoyska Ikraan Tahliil oo go’aan ka qaatay guddigii uu magacaabay Farmaajo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Hooyada dhashay Ikraan Qaali Mahamuud ayaa sheegtay in aanay ku qanacsaneyn guddigii baaritaanka uu magacaabay Madaxweyne Farmaajo, iyadoo caddeysay inay ku qanacsan tahay dacwada...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan