30.8 C
Mogadishu

Wararka

Guddiga doorashooyinka puntland oo gudoomiye & gudoomiye kuxigeen maanta dooranaya

MUQDISHO_AYAAMAHA- Guddoomiyaha Guddiga Doorashooyinka Puntand ee PEC ayaa lagwadaa inuu noqdo Fu’ad Abshir Adeer oo ka tirsanaa Xisbiga KAAH. Xubnaha u badan ee gddigan oo ay...

Dad ku waxyeeloobay daad kusoo rogmaday Libya

MUQDISHO_AYAAMAHA- Boqolaal qof ayaa laga cabsi qabaa inay ku dhinteen bariga Liibiya ka dib markii daadad xooggan oo ka dhashay duufaanta Daniel ay qaadeen dhammaan...

Alshabaab oo madaafiic ku weeraray Ceel-lahelay

MUQDISHO_AYAAMAHA- Maleeshiyada Al-Shabaab ayaa xalay tiro madaafiic ah ku weeraray deegaanka Ceel-Lahelay ee gobalka Galgaduud, oo ay dhowaan qabsadeen ciidamada dowladda iyo kuwa Galmudug. Saraakiil ka...

Maraykanka maanta waxaa laga xusayay 22 sano guuradii kasoo wareegatay weeraradii 11 September 2001

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dalkan Maraykanka waxaa maanta laga xusayaa 22-guuradii kasoo wareegtay weerarradii loo adeegsaday diyaaradaha la afduubay ee lala beegsaday daaraihii dhaadheeraa ee xarunta Ganacsiga Dunida...

Ururka 12 ee ciidamada Gorgor oo tababar losoo xiray

MUQDISHO_AYAAMAHA- Wasiiru Dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga oo tababar u soo xiray Ciidamo katirsan Ururka 12-aad ee Gorgor ee Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed.* Wasiiru dowlaha Wasaaradda Gaashaandhigga Soomaaliya...

Dowlada oo shegtay in Alshabaab ay kala wareegeen Ceelgaras

MUQDISHO_AYAAMAHA- Dowladda Soomaaliya ayaa sheegtay in ciidamada qaranka iyo shacab hubeysan ay qabsadeen magaalada Ceelgaras ee gobolka Galgaduud, halkaasi oo horey gacanta ugu jirtay kooxda...

Masuuliyiin ku geeriday qarax ka dhacay Ceelgaras

MUQDISHO_AYAAMAHA- # Abdulahi Ibaraahin Shaaciye oo ka tirsan golaha deegaanka Dhuusmareeb iyo xildhiban maxamad yare oo ka tirsan Barlamaanka Galmudug ayaa Ku geeriyooday qarax Miino...

Xubin ka tirsan Alshabaab oo lagu qabtay Baydhabo

MUQDISHO_AYAAMAHA- Ciidamada Amniga dowlad goboleedka Koonfur Galbeed ayaa qabteyku al-Shabaab “Cumar Maxamed Ismaaciil” oo tababar ku soo qaatey Jilib xili uu ka dhoofi lahaa garoonka...

Taliska CXDS oo ugu baaqay shacabka ka fogaanshaha goobaha ay Alshabaab ku suganyihiin

MUQDISHO_AYAAMAHA- Taliska Ciidanka Xoogga Soomaaliyeed ayaa dadka rayidka ugu baaqay in ay ka fogaadaan goobaha ay ku sugan yihin dagaalameyaal Al-shabaab, si ay uga...

Mossad oo dhaar ku martay inay iran ka aargudanayso

MUQDISHO_AYAAMAHA- Madaxa hay’adda sirdoonka Israel ee Mossad ayaa Axaddii sheegay in Israel ay diyaar u tahay inay weerarto “bartmaha Tehran” si ay u daba-gasho kuwa...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan