31.9 C
Mogadishu

Wararka

Saciid Deni kulamo ka billaabay magaalada Nairobi

Muqdisho-Ayaamaha-Waxaa magaalada Nairobi ee dalka Kenya kulamo kawada madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni  kuwaa oo intooda badan ah kulamo siyaasadeed ah. Sidoo kale waxaa madaxweynaha...

Madaxwaynaha dalka Ukraine oo codsi u jeediyay Israa’iil

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha Ukraine Zelensky ayaa ka dalbaday Israa'iil in ay gacan ka siiso dagaalka ay kula jiraan Ruushka. Zelensky ayaa sidoo kale ku dhaliilay Israa'iil sida...

Guddiga Doorashada Galmudug Oo Hakiyey Doorashada Kursi Kamid Ah Golaha Shacabka.

DHUUSAMAREEB-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Maamulka Galmudug ayaa dib u dhigay qabashada doorashada kursi kamid ah kuraasta Golaha Shacabka Baarlamaanka 11-aad ee dowladda Federaalka, kaasi oo ay...

Maxay noqon karaan tallaabooyinka uu Maraykanka ugu hanjabay siyaasiyiinta doorashada diidan?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dowladda Maraykanka ayaa baaqyadii ku aaddanaa arrimaha doorashada haatan ku badeley hanjabaad ka dhan ah dhammaan madaxda saamaynta tooska ah ku leh doorashada Soomaaliya,...

Wararkii ugu dambeeyay dagaalka weli ka socda Gobolka Hiiraan

BELEDWENE-AYAAMAHA-Taliska Ciidanka Xoogga Dalka Soomaaliyeed ayaa sheegay in 17 ka tirsan dagaalamayaasha Al-Shabaab lagu dilay Khamiistii shalay howlgal ay ciidamadu ka sameeyeen gobolka Hiiraan. Sida...

Al-shabaab oo dad shacab ah ku laayey Gawaarina ku gubay Gobolka Hiiraan

BELEDWEYNE-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya degmada Maxaas ee Gobolka Hiiraan ayaa sheegaya in dagaalameyaal ka tirsan Al-shabaab ay weerar ku qaadeen Gawaari safar ah iyo...

Ciidamada meliteriga oo saaka xiray waddooyinka qaar Muqdisho

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ciidamada xoogga dalka oo saaka udabaal degaya munaasabada markii la aas aasay 62 sano ka hor ayaa xirtay inta badan waddooyinka caasimada Muqdisho. Isgoyska Tarabuunka...

Soomaaliya oo ka badbaaday in ay la mid noqoto Eritrea iyo Itoobiya

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xildhibaan Mursal Maxamed Khaliif oo ka qeyb galayay barnaamij dood ah ayaa sheegay in “Shantii sano ee lasoo dhaafay hadii uusan Soomaaliya ka jir...

Banaabaxyo Lagu Taageeraayo Madaxweyne Farmaajo oo Saaka Lafilayo ineey Muqdisho Kadhacaan iyo Wadooyinka Magaalada...

Ciidanka Dowlada ayaa saakay xiray inta badan wadooyinka ugu muhiimsan magaalada Muqdisho, iyadoo isu socodka  dad weynaha iyo gaadiidka goobaha Qaar ay xranyihiin. Waxaa la...

Wasiirada Khadiija Diiriye iyo Xamza oo hadallo kulul is-dhaafsaday

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka gargaarka iyo maareynta musiibooyinka Khadiija Maxamed Diiriye iyo wasiirka dhalinyarada iyo cayaaraha Xamza Saciid Xamza ayaa is dhaafsaday hadallo kulul oo ku aadan...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan