29 C
Mogadishu

Wararka

Ciidamo Hor Leh Oo Galabta Laga Dejiyay Gobolka Gedo.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Dhowr Diyaaradood oo Waday Ciidamo ku labbisan dareeys aan horay loogu arag Millateriga Soomaaliya ayaa ka dagan Garoonka Degmada dolow, waxaana si weyn halkaasi...

Guudlaawe oo ballan qaaday cajiib ah u sameeyey Reer Beledweyne.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Madaxweynaha HirShabeelle Cali Guudlaawe oo ka hadlaayay Munaasabad soo dhaweyn ah oo loogu sameeyay Beledweyne oo uu Maanta gaaray ayaa waxaa uu sheegay inuu...

DEGDEG: Maydka gabar yar oo laga helay Degmada Dharkenlay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Degmada Dharkeynley ee gobolka Banaadir ayaa sheegaya in halkaas laga helay Meydka gabar yar oo si fool xun loo dilay. Wararku...

NISA oo labo garab u kala jabtay iyo wararkii u dambeeyey khilaafka Villa Somalia.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Xog gaar ah oo aan helnay ayaa waxay tilmaameysaa in NISA u kala jabtay laba garab oo Fahad iyo Cabdullahi Dheere kala hogaamiyaan, waxaana...

Boqolaal ciidamo Mareykan ah oo ku wajahan Kabul+ujeedka.

Toddobaadyo un kahor inta aanay dowladda Mareykanka soo geba-gebeyn kasoo saarista militarigeeda ee dalka Afghanistan, ayaa taliyayaasha waxay boqolaal askari oo cusub u direen...

CC Sharma’arke, Gaas iyo Faroole oo Gaaray Garoowe iyo Deni oo la Ganaaxayo….

GAROOWE-AYAAMAHA-Madaxweynayaashii hore ee maamulka Puntland, Cabdiraxmaan Faroole iyo Cabdiweli Gaas oo uu wehliyo ra’iisul wasaarihii hore ee Soomaaliya, Cumar Cabdirashiid Cali Sharmaa’arke ayaa maanta...

Guddiga doorashada galmudug oo caawa war kale soo saaray.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga Doorashada Dowlad Goboleedka Galmudug ayaa hal maalin oo dheeri ah ku daray is diiwaangelinta 5-ta kursi oo horey loo shaaciyey, iyada oo is...

Xog sirdoon oo laga helay warshadaha Ruushka ee sameeya qalabka Miltariga.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Milateriga Ukraine ayaa ku warramaya in shirkadda soo saarta sidookalena dayactirta taangiyada Ruushka ay joojisay shaqadii. Warshadan oo ku taal gobolka Chelyabinsk ee badhtamaha Ruushka,...

Taliye Ciidan oo Amaray in la baaro Ra’iisul Wasaare Qaran iyo Wasiir ku Raacay.

MUQDISHU-AYAAMAHA-Wasiirka Gaashaandhigga Xukuumada Federaalka Soomaaliya ayaa dib usoo saxay warqad uu hore soo saaray, Isagoo caddeeyay in shaqsiga la baarayo uu yahay Sarkaal ka...

Cumar Filish Oo Markale Digniin U Diray Siyaasiyiinta Mucaaradka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha gobolka Banaadir Cumar Maxamuud Maxamed Filish ayaa sheegay in Magaalada muqdisho xilligaan awoodi Karin fowdo iyo kicin dadweyne, isla markaana ay muhiim tahay...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan