Soomaaliya Malaga Yaabaa Inay Yeelato “Labo Madaxweyne”8 February Kadib?
MUQDISHO-AAAMAHA-Dadka ka faallooda arrimaha siyaasadda Geeska Afrika ayaa sheegaya in ay dhici karto in doorashooyiin iska soo horjeeda la qabto, haddii aan heshiis laga...
Guddiga lagu muransan yahay ee doorashada xildhibaanada gobolada Waqooyi oo guddoon doortay
MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada Xildhibaannada Gobolada Waqooyi ee magacawday dowladda federaalka Soomaaliya ee ku xareysan Hotel Decale ayaa maanta doortay Gudoon cusub.
Khadar Xariir Xusee ayaa lasheegay...
Wasiirka Qorsheynta XFS iyo Hant-dhowrka guud ee qaranka oo kawadahadlay Mashaariicda dalka
Wasiirka Wasaaradda Qorsheynta, Maal-gashiga iyo Horumarinta Dhaqaalaha XFS Mudane Jamaal Xassan ayaa maanta ku qaabilay xafiiskiisa Hanti-dhowrka Guud Qaranka Soomaaliya Mudane Maxamed Cali Afgoye.
Hanti-dhowrka...
Wasiirka Howlaha guud JFS Mudane Maxamed Aadan Macalin ayaa shirka todobaadlaha la yeeshay Madaxda...
Wasiirka Wasaaradda Hawlaha Guud Mudane Xil Maxamed Aadan Macalin (Soomaali) oo uu wehlinayo Wasiir kuxigeen Wasaaradda Mudane Cabdinaasir Xuseen Geedi ayaa shir gudoomiyey shirka...
Ra’iisul Wasaare Rooble oo Hay’adaha Amniga kulan la yeeshay
Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Maxamed Xuseen Rooble oo kulan degdeg ah isugu yeeray laamaha amniga ayaa ka dhageystay warbixin la xiriirta amniga...
Yaa ku guuleysan doono koobka tartanka kubadda cagta Degmooyinka gobolka banaadir?
Galabta waxaa la filayaa inay garoonka Eng.yariisoow ay isku wajahaan ciyaarta kama dambeysta ah ee tartanka kubadda cagta degmooyinka gobolka banaadir oo ay isagu...
Saciid Deni oo Beesha Caalamka la wadaagay aragtidiisa ku aadan xalka doorashada
Madaxweynaha Puntland Saciid C/llaahi Deni ayaa maanta qasriga Madaxtooyada ee Garoowe ku qaabilay Wafdi isugu jira Qaramada Midoobey, Midowga Europe , Midowga Africa iyo...
Ceynte oo jawaab kulul ka bixiyey hadalladii Gedo ee naceybka iyo banneysiga dhiigga muslimka
Qeybo ka mid ah gobolka Gedo waxaa maanta ka dhacay banaanbax uu soo abaabulay maamulka taabacsan dowladda federaalka, kaas oo lagu taageerayey madaxweyne Farmaajo,...
Laba sabab oo Farmaajo ‘ku qasbeysa inuu ka aamuso’ qaraxii ka dhacay Muqdisho
Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo, inta aan la dooran, waxa uu ahaa qof aad u dhaliila madaxda dowladda Soomaaliya ee cambaareysa weerarada Al-Shabaab ee...
Tyson dagaalkii soo laabashada wuxuu ku dhamaaday barbaro kulankii Roy Jones
Mike Tyson oo ku soo laabtay feerka isagoo jira 54 sano ayaa ku dhamaaday barbaro 51-sano jir ah Roy Jones Jr. Sabtidii kulan sideed...