Ciidamada Itoobiya oo gudaha u galay magaalada Mekelle
Ciidamada Itoobiya ayaa gudaha u galay magaalada ugu weyn ee Maamulka Tigrey ee Mekelle sida uu sheegay ra’iisul wasaaraha Itoobiya Abiy Ahmed.
Ra’iisul Wasaare Abiy...
Itoobiya oo ku raad joogta madaxdii ururka TPLF iyo Debretsion Gebremichael oo hanjabaad soo...
Dowladda Itooobiya ayaa sheegtay inay ugaarsaneyso oo ay ku raadjoogto hogaamiyayaashii gobolka Tigray, maalin uun ka dib markii ay dowladda federaalka sheegtay inay la...
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha oo shir degdeg ku leh Muqdisho
Midowga Musharaxiinta Madaxweynaha ayaa maanta shir degdeg ah ku leh Hotelka Jazeera ee magaalada Muqdisho, iyagoo kaga arrinsanaya xaalado soo kordhay, wixii ka dambeeyay...
Maamulka G/Banaadir oo digniin culus u diray Musharaxiinta Madaxweynaha
Maamulka Gobolka Banaadir ayaa soo saaray war saxaafadeed uu shacabka ku nool Gobolka Banaadir ugu baaqayo sugidda amniga, iyadoo eedeyn loo jeediyay Musharaxiinta Madaxweynaha...
Ururada bulshada rayidka oo walaac ka muujiyay xaalada siyaasadeed ee dalka
Ururada Bulshada Rayidka ayaa waxay walaac ka muujiyeen hadalada ka soo yeerayo siyaasiyiinta iyo qaar ka mid ah mas’uuliyiinta dowladda, kuwaasoo walwal iyo qalqal...
Maxaa ka jira warka sheegaya in Musharax Mustaf Dhuxulow lagu xiray Hargeysa
Warar goor dhow na soo gaaray ayaa sheegaya in Musharax Madaxweynaha Soomaaliya Mustafa Sheekh Cali Dhuxulow lagu xiray magaalada Hargeysa ee Somaliland.
Wariye Khaalid Foodhaadhi...
Axmed Madoobe oo si rasmi ah u aqbalay codsi ka yimid musharaxiinta mucaardka
Madaxweynaha Maamulka Jubbaland Axmed Maxamed Islaam Madoobe ayaa ku baaqay in si deg deg ah looga jawaabo cabashada mucaaradka ee ku saabsan xaaladda dalka...
Xuseen Macallin: “Waxaa socda abaabulka cagajugleyn diimeysan iyo dhiig baneysi siyaasadeed”
Dowladda Soomaaliya ayaa qorsheyneysa in maamul cusub ka dhisto Jubaland, kadib markii ay ku eedeysay madaxweynaha Jubaland Axmed Madoobe inuu u shaqeeyo dowladda Kenya.
Dowladda...
Kenya oo ka jawaabtay go’aankii ay Soomaaliya ku ceyrisay safiirkeeda
Dowladda Kenya ayaa jawaab kooban ka bixisay go’aankii ay dowladda federaalka Soomaaliya ku ceyrisay safiirkii Kenya ee Muqdisho, uguna yareetay midkii Soomaaliya ee Nairobi.
Go’aanka...
Ciidamada Kumaandooska Xoogga dalka oo jab wayn u gaystay maleeshiyada argagixisada.
Ciidanka Kumaandooska Xoogga dalka oo Maleeshiyaad Ka tirsan,Al-Ashabaab Ku dilay gobolka Shabeelada hoose, Kadib howlgal qorshaysan oo ay ciidanka xoogga dalka gaar ahaan kumaandooska...