28.2 C
Mogadishu

Wararka

Golaha wasiirada oo ansixiyay Siyaasadda Jaangoynta Mushaarka & Darajooyinka Shaqaalaha rayidka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Golaha Wasiiradda Xukuumadda Federaalka Soomaaliya ayaa maanta kulan ay yeeshan oo uu shir guddoominayay Ra’iisul Wasaaraha XFS, Mudane Hamza Abdi Barre waxa ay ku...

Ergeyga gaarka ah ee gurmadka Abaaraha oo la kulmay wafdi ka socday Mareykanka

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ergeyga gaarka ah ee Madaxweynaha Soomaaliya u qaabilsan arrimaha Gurmadka Abaaraha Xildhibaan Cabdirahman Cabdishakur Warsame, ayaa magaalada Geneve ee waddanka Switzerland kula kulmay wafdiga...

Ciidamadda ATMIS oo wiil dhalinyaro ahaa si arxan daro ah ugu dilay duleedka Muqdisho.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya deegaanka Ceelasha biyaha ee duleedka magaalada Muqdisho ayaa sheegaya in mid kamid ah kolonyada gaadiidka ee ciidamadda ATMIS ay si...

Isbedel ku yimid hab maamulka Degmada kaxda.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Munaasabad ay xilka ku kala wereegayeen guddoomiye ku xigeenadii hore ee aminga, siyaasada, arrimaha bulshada iyo  gudoomiye ku xigeenada cusub ayaa lagu qabtay xaruunta...

Maxaa looga hadlay kulankii Golaha Wasiirada?

MUQDISHO-AYAAMAHA-Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya Mudane Xamse Cabdi Barre ayaa guddoomiyey shir looga hadlayay xasillinta deegaannada laga xoreeyey kooxaha Khawaarijta ah iyo sidii loo...

Bankiga Adduunka oo soo bandhigay Warbxinta Dhaqaalaha Soomaaliya.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wasiirka Maaliyadda Soomaaliya Dr. Cilmi Maxamuud Nuur ayaa maanta ka qeybgalay shirka sanadlaha ah ee uu soo qabanqaabiyay Bangiga Adduunka kaas oo lagu soo...

Sida Al shabaab ay uga gudbaan Kontaroolada Muqdisho oo lasoo ogaaday.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Taliye ku xigeynkii hore ee Hay’adda Nabad-sugidda Sarreeye Guuto Cabdalla Cabdalla Maxamed ayaa ka mid noqday shaqsiyaadka u dhuun-duleela amniga ee muujinaya shakiga la...

Faah faahin laga helayo wariye lau xiray magaalada Baydhabo

MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Magaalada Baydhabo ee Xarunta Gobolka Baay ayaa sheegaya in Ciidanka Nabadsugidda ee Maamulka Koonfur Galbeed ay goordhow xireen saddex Wariye...

XASAASI:- Xildhibaanada Baarlamaanka oo wada Mooshinka ka dhan ah Guddoomiye ku xigeenka.

MUQDISHO-AYAAMAHA-Mooshin ayaa la abaabulayaa oo la doonayo in la hor geeyo Baarlamaanka Golaha Shacabka taas oo laga yaabo in xilka looga qaado gudoomiye kuxigeenka...

Ciidan cusub oo la dagaalamaya Al-Shabaab oo la soo bandigay

MUQDISHO-AYAAMAHA-Guddoomiyaha Gobolka Shabellaha Dhexe  Axmed Meyre Makaraan oo ay wehliyaan Xildhibaano ka tirsan Baarlamaanka Soomaaliya ayaa gaaray Degaanka Biya-Cade ee Gobolka Shabellaha Dhexe oo...

Wararkii u danbeeyay

Wararka ugu akhriska badan