Muqdisho-(Ayaamaha)-Guurka ka hor dhalinyarada Wiil iyo Dumar-ba Waxaa maskaxdooda ku qufulan sawiro mala awaal ah oo ay ka dhigtaan hal ku dhiga ama beegsiga ruuxa ay doonayan inuu u ekaado.

Taasi ayaa sababta inay ku dhaqmaan lix khiyaalo ka hor inta uusan guurka dhicin, haddaba daawo Lix khiyaali oo dhalinyarada ay ku dhaqmaan ka hor guurka

HOOS KA DAAWO VIDEO-GA