Siyaasiga Cabdiraxmaan cabdishakuur oo shir jaraa’id qabtay ayaa waxaa uu sheegay in dowladda federaalka Soomaaliya ay u adeegsatay in  Argagixiso iyo Culumo ay siiso Mushaar si Dhiigeygiisa loo baneysto.

Hoos ka daawo Muqaaalka Shirka jaraa’idka ah uu CC shakuur qabtay.