Wararka ka imaanaya Magaalada Garoowe ee Gobolka Nugaal ayaa sheegaya in Maxkamadda Darajada Kowaad ee gobolka Nugaal ay maanta oo Sabti ah xukun dil ah ku riday shan dhalinyaro ah oo kusfi wadareed 22 bishii la soo dhaafay ee February gabar ugu gesytay magaalada Gaalkacyo ee xarunta gobolka Mudug.

Ku xigeenka xeer ilaalaiyad guud ee Maamulka Puntland Maxamed Xareed Faarax ayaa sheegay in eedeysanayaashadilka toogashada lagu xakumay loo cuskaday Suuratu Maa’ida Aayadda 33aad, xeerka kusiga iyo xeerka habka cinqaabta Soomaaliyeed.

HOOSE KA DAAWO: