Kismaayo-Ayaamaha-Bur bur Xoog leh ayaa ka muuqda Dhismaha Hoteelka shalay la weeraray ee Kismaayo, kaas oo ay ku dhinteen in ka badan 26 qof ayna ku dhaawacmeen 56 ruux.

Ciidamada Ammaanka ee magaalada Kismaayo ayaa saaka subaxnimadii hore soo gabagabeeyay weerarkii ku bilowday qaraxyada ee shalay gelinkii dambe lagu qaaday Hotelka Cas-casey oo ka mid ahaa hotelada ugu mashquulka badnaa ee magaalada Kismaayo.

Hoos ka fiirso sawirada Hoteelkii la weeraray oo ay wax yeello ka soo gaartay

.

.

.

.