Muqdisho-Ayaamaha-Xog laga helnay Xafiiska Madaxweyne farmaajo ayaa cadeeneysa in Madaxweynaha uu helay jinsiyada Labaad kadib markii uu iska celiyey midii uu ka haystat Mareykanka.

Xogtaan la helay ayaa muujisey in Farmaajo uu Turkiga ka helay Dhalashada Dalkaasi,hadii uu ku hungoobana doorashada dambe.

Sawirka Madaxweynaha iyo warqada Formka ayaa cadeynaysa in Madaxweyne Farmaajo uu dhalsho Ka helay Dalka Turkiga.

Dowladda Turkiga ayaa waxaa ay aad usoo dhaweeyey Soomaalida,waxaana Dalkaasi uu yahay mid Soomaali badan ay tagayeen Sanadahii lasoo dhaafay.