MUQDISHO-AYAAMAHA-War hada soo dhacay ayaa sheegay in Booliska caalamiga ee INTETPOL laga cadsaday in gacanta lagu dhigo Madaxweynaha Maraykanka.

Dowladda Iiraan ayaa soo saartay amar xarig ah oo ka dhan madaxweynaha Mareykanka Donald Trump.

Iiraan ayaa Booliiska caalamiga ah ee INTERPOL ka codsatay inay gacan ka geystaan soo qabashada Trump.

Iiraan ayaa sheegtay in Trump loo haystaa dilkii Jeneral Qasim Sulaymaani oo ciidamada maraykanka ku dileen gudaha dalka Ciraaq.