MUQDISHO-AYAAMAHA-Wararka naga soo gaaraya Deegaanka ceealasha Biyaha ee katirsan Shabeelada hoose ayaa sheegaya in halkaasii uu dagal kasocdo.

Gagaalka ayaa laysku adeegsanaya hubka noocyadiisa kala duwan waxaana la maqlayaa dhawaaqa rasaasta.

Wararku waxaa ay sheegaya in dagaalka uu salka ku haayo arrimo dhul oo laysku haysto

Labo beelo oo walalo ah ayaa la sheegayaa inuu u dhaxeeyp dagaalka.

Wixii wararka kusoo kordho lasoco