Cadaado-Ayaamaha-Warar goordhow nasoo gaaray ayaa waxaa uu sheegayaa in Madaxweynaha Galmudug Axmed Ducaalle Geelle Xaaf uu degaanka Godinlabe kusoo dhaweeyay Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Soomaaliya Xasan Cali Kheyre oo maanta kasoo Ambabaxay Magaalada Dhuusamareeb.

Ra’iisul Wasaare Xasan Cali Kheyre ayaa kusii jeeda Magaalad Cadaado ee xarunta baarlamanka Galmudug.

wixii war ah kusoo kordho wan idinla socod siinaynaa