MUQDISHO-AYAAMAHA-War goordhow nasoo gaaray ayaa sheegaya in goordhow qarax ka.dhacay garoonka Stadium Muqdisho.

Qaraxa ayaa la sheegay in lagu qariyay meel qashin qub ah agagaarka Garoonka Kubadda Cagta ee Stadium Muqdisho.

Halkaas waxaa maanta ka dhacaysa cayaar furitaan ah waxaana ka qeyb galaya Madaxweynaha Soomaaliya iyo masuuliyiin kale.

Majiro wax khasaaro ah oo lasoo weriyey oo ka dhashay qaraxaas.

Lasoco wixii kusoo kordha.