Muqdisho-(Ayaamaha)-Wararka aan ka helayno Magaalada Muqdisho ayaa waxa ay sheegayaan inuu qarxay gaari uu lahaa Masuul katirsan Waaxda Dembi Baarista Ciidanka CID-da waxaana uu ku qarxay agagaarka xarunta Dembi Baarista ee Magaalada Muqdisho.

Gaariga ayaa lagu xeray waxyaabaha qarxa ,iyadoona aan wali la xaqiijin in uu qaraxan sababay, Dhimasho iyo dhaawac.