War hada nasoo gaaray ayaa sheegayaa  inuu qarax kadhacay Magaalada Moqdisho kaasoo njugtiisa laga maqlay qeybo kamid ah magaalada.

Qaraxaan ayaa wararku ay sheegayaan inuu kadhacay agagaarka laami yaraha soobe.

Ciidanka amniga ayaa xiray goobta qaraxa kdhacay, waxaana lasheegayaa inuu qaraxa ahaa mid lagu soo xiray gaari yar oo watay qof aan wali laxaqiinjin.

gaariga qaraxa ayaa waxyeelo soo gaartay waxaana goobta xiray ciidanka amniga dowlada oo diiday isu socodka gaadiidka iyo dadweynaha.