Muqdisho-Ayaamaha-Barnaaminka Galka Baarista ee VOA ayaa waxaa uu ku saabsan Weerarada Al-Shabaab ee ka dhanka ah dadka Rayidka.

Barnaamijkan ayaa waxa uu ku saabsan yahay weerarada iyo qaraxyada kooxda Al-Shabaab ay la beegsadaan shacabka, xilli kooxdan ay sheegatay inaysan si toos ah u beegsan dadka rayidka ah, balse ay ku dhintaan weerarada ay la damacsan yihiin xubnaha dowladda.

Waxaa soo jeedinaya Haaruun Macruuf.