Muqdisho-Ayaamaha-Hay’adda xuquuqda aadanaha ee Human Rights Watch ayaa soo saartay warbixin sannadeedkii xaaladda xuquuqda aadanaha adduunka oo qayb ka mid ah ay ku saabsan tahay Soomaaliya.

Human Rights Watch waxay diiwaangelisay dil loo gaystay dad rayid ah, suxufiyiin la xiray iyo dhacdooyin kale.

Dhinacyada la eedeeyey ayaa waxaa ka mid ah dawladda Soomaaliya iyo maamulka Somaliland, hase yeeshee VOA oo la xiriirtay ayaana u suurtogelin inay ku haleesho khadka telefoonka.

Hoos ka Dhagayso Codka Wariyaha VOA Maxamed Bashiir Cabdiraxmaan