Muqdisho-(Ayaamaha)-Barnaamijka Galka Barista, waxa uu maanta ku saabsan yahay xaaladda ciidamada militariga Soomaaliya, tirada u diiwaan gashay iyo caqabadaha haysta dhismaha ciidanka. Harun Macruuf ayaa soo jeedinaya.