Xildhibaan Cabdifitaax Ismaaciil Daahir oo katirsan Xildhibaanada Golaha Shacabka ayaa qoraal uu soo qoray waxaa uu uga kaga hadlay khataraha iyo dhibaatooyinka kale ee ka imaan kara xiyaraada lagu soo rogay diyaaradaha taga iyo kuwa ka yimaada magaalada Kismaayo ee Maamulka Jubaland.

Xildhibaanka ayaa waxaa uu xusay in khataro badan oo dhinaca dhaqaalaha iyo bini’aadanimada ay ka dhalan karto xayiraada dowlada federaalka Soomaaliya kusoo rogtay diyaaradaha Kismaayo taga.

Hoos Ka aqriso Qoraalka Xildhibaanka.