Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobe ayaa dacwad ka dhan ah dowladda Kenya waxaa uu u gudbiyay Qaramada Midoobe ka hor inta aysan kulmin Madaxweyne Farmaajo iyo Madaxweynaha dalka Kenya.

Qoraal uu Qoray Wakiilka Soomaaliya u fadhiya Qaramada Midoobey ayaa ku beeniyay sheegashada Dowladda Kenya ay sheeganayso inay Soomaaliya xaraasheyso badda ay labada Dowladood ku muransan yihiin.

Qoraalka hoos ka aqriso.