Beledweyne-Ayaamaha-Waxbarashada waa furaha Nolosha, Aqoon la’aan waa iftiin la’aan waa aqal iyo ileys la’aan.

Dhamaan umadaha dunida ku nool waxay ku sugan yihin xalado aad u kala duwan oo dhanka nolosha ah, sido kale waxan ognahay in dunida manta ay u qaybsan tahay labo qayb oo waxkasta ku kala duwan, waana dunida hormartay iyo dunida danbaysa.

Xaqiiqda dhabta ah ee dunida u kala qaybisay sidas ayaa ah waxbarashaduna ay ugu kaladuwan yihin wadanba wadnkle.

Wadmada adka loga qadariyo waxbrashada waxay gareen hormar la taban karo halka wadama an laga danayn waxbrashada ay yihin kuwa ad u danbeya marka dhinac kasta laga ego.

Si la mid ah sidas waxa ad ku kala duwan dadka waxbrta iyo kuwa aan marna qiimayn waxbarashada. Aqoontu waa sheyga kaliya ay dadku ay ku hormarikaran wana laga marman ay utahay nolosha beni adamka marna masimano qof aqonle iyo qof an aqon laheyn.

Waxbarashada wa asaska nolasha waxana lagama marman ah inu qofka waxbarto si u u nolada, waxad kademikarta xalada miyiga dadka kunol waxa walidka carurtisa u bara ugu yaran sida wax lo tacbado ama xolaha lo raco maxa yelay waxay cadaynaysa in usan qofka nolankarin ila u wax barto wu nolankara lkin ma ahan mid u asaga kuqanacsan nolashisa.

Qofku wuxu nolol sharaf ah o farxad ay ku dhehantahay heli kara marka u barto xirfad u ku shaqaysan karo.

Sido kale dal wuxu hormari kara o kaliya marka ay jiran dadki hormarin laha, dadkuna waxba ma ay qaban karan hadii aysan jirin aqoontii ay wax ku hormarin lahayen,wana tas sababta kaliya e u dalkeni soomaliya uga bixi la’yahay burburka mudada ku dhow 24sano.

Faa’iidada ay waxbarashada u ledahay qofka bani adamka ah ma ahan mid lagu so kobi karo warbixin iyo wax la mid ah.

Sido kale waxan si fudud u sharixi karna si ay dadku ay ufahman qiimaha ay ledahay aqonta waxa ugu wayn ee ay waxbarashadu keeni karto in ay tahay hormar dhinac maskaxda ah oo ah runtii waxa ugu qalisan e u qofku heli karo.

Ugu dambeyn noocasta oo hormar ah waxa sal iyo asas u ah hormarka maskaxda o hadi la wayo ay ad u adkan donto in lagu riyodo wax un hormar ah. Ugu danbenti waxan idinleyahay aqontu wa iftiin ama nuur jahligu wa mugdi aynu kudadalno waxbarashada si ayu ugarno hormar looriyaaqo.

W/Q: Ustaad Mohamed Cabdullahi.