Cabidda Biyaha Waqtiga hore ee Subixii waxay leeyihiin faa’iidooyin Caafimaad, dhamaan Organs-ka jirka waxay u baahanyihiin Biyo si ay u Qabsadaan Shaqooyinkooda si Sax ah.

Qaar kamid ah faa’iidooyinka laga helo Cibidda Biyaha Waqtiga hore ee subixii.

1. waxay Nadiifinayaan Mindhiciraha (intestines), kadib jirka waxa uu awood u yeelanayaa in si fudud saxarada iskaga saaro.

2. jirka ayeey kasaarayaan sunta (Toxins).

3. markaad cabtid biyaha subaxa hore waxaad waqti hore dareemeysaa gaajo waxaadna awood u yeelanee in aad quraacatid.

4. biyaha waxey kor dhinayaan dhiiga (Blood), haddii uu dhiiga kugu yaryahay cab biyo badan subaxa hore.

5. waxey ka hortagayaan madax xanuunka (Headache).

6. Waxay fududeynayaan biyaha in jirka si fudud ku burburiyaan cuntada.

7. Waxay yareynayaan culeyska jirka (Weight loss).

8. waxay qurux iyo dhaldhalaal ka dhigayaan maqaar-ka.

9. Waxay kor dhinayaan tamarta (Energy).

10. Cabidda biyaha waxay xoojinayaan difaaca jirka (immune system), biyaha aad ayeey muhiim ugu yihiin jirka waxayna ka qeyb qaadanayaan isku dheeli tirka Fluids-ka jirkeena ku jira.

CAAFIMAADKA: