Guddiga Hirgellinta Doorashada Koonfur Galbeed oo la wareegay sanaadiiqda cod bixinta doorashada

BAYDHABO-AYAAMAHA-Guddiga doorashada heer dowlad Goboleed Koonfur Galbeed ayaa maanta kala wareegay Hey’adda IESG (Integrated Electrol Support Group) agab loogu talagaly doorashada oo uu ku jiro sanaadiiqda cod bixinta.

Qalabkan Maanta Guddiga lagu soo wareejiyey Ayaa Muhiim ah Howlah Shaqo ee Qabashada Doorashada waxana Guddiga Guda galeyaa Diyaar garow, iyo Wadatashi ku Qotama Qabashada Doorasho Xur iyo Xalaal ah Oo Si Nabdoon ku qabsoonta.