Guddiga Kheyraadka, kaabayaasha dhaqaalaha iyo gaadiidka ee Aqalka Sare ee baarlamanka Soomaaliya ayaa ka hor-yimid shirka shidaalka Soomaaliya ee la qorsheeyey inuu London ka dhaco 7-da Febraayo.

Qoraal kasoo baxay guddoomiyaha guddiga xildhibaan Ilyaas Cali Xasan ayaa lagu sheegay in shirkan uu yahay sharci-darro, islamarkaana Soomaaliya aysan qaban karin shir noocan oo kale ah ilaa laga ansixiyo sharciga shidaalka dalka.  Hoos ka aqriso